Xisbiga SANU
Xisbiga SANU Somali African National Union الاتحاد الافريقي الوطني الصومالي | |
|---|---|
| File:Somaliafricannationalunion.png | |
| Xarunta sare | Banaadir |
| Aragti | Soomaaliweyn |
| Heerka siyaasad | Midig-dhexe |
Xisbiga SANU (Af Ingiriis : Somali African National Union (SANU); Af Carabi: الاتحاد الافريقي الوطني الصومالي)[1] wuxuu ahaa xisbi siyaasadeed ka howlgali jirey wadanka Soomaaliya. Xisbigani wuxuu matali jirey dadka ku dhaqan xeebta gobolka Banaadir.[2]
Liiska Xisbiyada Siyaasada
Tan iyo wakhtigii dadka Soomaalidu qaateen xoriyada waxaa jiray xisbiyo siyaasadeed. Sanadkii 1969kii ayaa waxaa talada wadanka la wareegay Golaha Sare Kacaanka (SRC) kuwaasi oo dhowr nooc oo xisbiyo ah soo bandhigay; sida Xisbigii Kacaanka Hantiwadaaga. Si kastaba ha ahaatee, waxaa wadanka Soomaaliya ugu horeeyay Xisbiga SYL, kuwaasi oo ahaa xisbigii la dagaalamay gumaystihii wadanka.[3]
Markii Jaale Siyaad Barre la wareegay talada wadanka, waxaa meesha ka baxday dhamaan xisbiyadii bulshada ee madaxa banaanaa, wakhtigaasi oo wadanka Soomaaliya iskubedelay nidaamka shuuciyada[4] ee laga keenay wadanka Ruushka iyo Shiinaha. Ka dib, markii uu dhacay dagaalkii sokeeye ee wadanka sanadkii 1991kii ayaa waxaa meesha ka baxday dhamaanba nidaamkii dowladnimo ee wadanka Soomaaliya.[5] Si kastaba ha ahaatee, dadaalo badan oo dawlad dhisid ah ka dib waxaa Soomaaliya dib uga soo noolaaday nidaamka xisbiyada kuwaasi oo ilaa maanta daciif ah.[6]
Sidoo kale fiiri
Maqaalo kale
- Somali Youth League Archived Sebteembar 29, 2011 // Wayback Machine
- Elections in Somalia
Tixraac
- ↑ "Somali African National Union". Markacadeey. Archived from the original on March 20, 2012. Retrieved 26 September 2013.
{{cite web}}: Unknown parameter|deadurl=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ Jama, Hassan Ali. Who Cares About Somalia: Hassan's Ordeal ; Reflections on a Nation's Future. Berlin: Schiler, 2005. p. 131
- ↑ Metz, Helen C. (ed.) (1992), "Coup d'Etat", Somalia: A Country Study, Washington, D.C.: Library of Congress, retrieved October 21, 2009
{{citation}}:|first=has generic name (help). - ↑ Peter John de la Fosse Wiles, The New Communist Third World: an essay in political economy, (Taylor & Francis: 1982), p. 279 ISBN 0-7099-2709-6.
- ↑ Central Intelligence Agency (2011). "Somalia". The World Factbook. Langley, Virginia: Central Intelligence Agency. Archived from the original on 2016-07-01. Retrieved 2011-10-05.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "Somalia: UN Envoy Says Inauguration of New Parliament in Somalia 'Historic Moment'". Forum on China-Africa Cooperation. 21 August 2012. Retrieved 24 August 2012.