Xisbiga UCID

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Ururka Caddaalada iyo Daryeelka
For Justice and Development
Hogaamiye Faysal Cali Waraabe
Founder Faysal Ali Warabe
Xarunta sare Hargeysa
Aragti Dimuqraadiyad bulsho,
Urur bulsho
Heerka siyaasad Dhexeeye-bidix
Xidhiidh caalami Bulshada Caalamka (ilaalo)[1]
Baarlamaanka Somaliland
21 / 82

Ururka Caddaalada iyo Daryeelka (Af-Ingiriis: For Justice and Development; UCID, Af-Carabi: حزب العدالة والتنمية), waa xisbi siyaasadeed ka howlgala maamulka Somaliland, oo ah dowlad jamhuuriyad aanu weli caalamku aqoonsan isla markaana hoostegta wadanka Soomaaliya.[2]

Hordhac

UCID (loo soo gaabiyay Ururka Cadaalada Iyo Daryeelka) waa xisbi siyaasadeed ka mid ah xisbiyada siyaasada wadanka ismagacaabay ee Somaliland.

Sidoo kale fiiri

Maqaalo kale

Tixraac

  1. "Member Parties of the Socialist International". Socialist International. Retrieved 29 October 2014. 
  2. "Somalia". World Factbook. Central Intelligence Agency. Retrieved 2014-01-19.