Cabdiraxmaan Tuur

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Cabdiraxmaan Axmed Cali Tuur)
Abdirahman Ahmed Ali Tuur
عبد الرحمن أحمد علي الطور
1st President of Somaliland
1st President of Somaliland [[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]]
Xafiiska
June 7, 1991[1] – May 16, 1993
Madaxweyne kuxigeen Hassan Isse Jama
ka horeeyay Office established
Ku xigay Muhammad Haji Ibrahim Egal
2nd Vice President of Somaliland[2]
2nd Vice President of Somaliland[2] [[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]]
Xafiiska
May 1993 – May 1995
Madaxweyne Muhammad Haji Ibrahim Egal
ka horeeyay Hassan Isse Jama
Ku xigay Abdirahman Aw Ali Farrah
Chairman of the Somali National Movement [3]
Chairman of the Somali National Movement [3] [[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]]
Xafiiska
April 1990 – May 1991
ka horeeyay Ahmed Mohamed Mohamoud
Ku xigay Position abolished
Faahfaahin shaqsiyadeed
Dhashay April 4, 1931
Burao, British Somaliland (now Somaliland)
Dhintay November 8, 2003
London, United Kingdom[4]
Xaaska Kinsi Ibrahim Osman[5] Basbas
Alma mater University of Exeter


Madaxwaynahii uu horreeyey ee Somaliland kuna dhawaaqay gooni isu-taagga Jamhuuriyada Somaliland. Wuxu ahaa Siyaasi wayn, wuxu ka soo shaqeeyey dawladdhihii hore ee Soomaaliya, Wuxu soo qabtay xilal badan, Wuxu uu soo halgamey dib uu soo-celintii Somaliland. Wuxu walaal la ahaa Aabihii Waxbarashada Soomaaliya (Maxamuud Axmed Cali oo lo yaqaaney Father of Education Of Somalia).

Dib kala soco Taariikhda Marxuumka, Madaxwaynahi sharaftalahaa C/raxmaan Tuur (Ahun)

C/Raxmaan (Tuur) Alle haw naraxariistee waxa uu ahaa nin fiican oo aan dada qadaf iyo gef toonna u geysan. Wuxu ahaa nin dhawrsan oo dadka dhegeysta oo inta erey ee uu yidhaa la tirin karay. C/Raxmaan waxa uu qabtay xilka Madaxweyne-ku-xigeenkii Dawladda Salbalaar ee uu madaxweynaha ka ahaaa Maxamed Faarax Caydiid (Ahun). C/Raxmaan tuur wuxuu ahaa madaxweynihii ugu horeeyey ee somaliland. M.Wayne Tuur ololihii doorashada Daahir Riyaale ayuu kala qeyb galay si uu uga saaro meesha in ay qabiil uun ku koobnaato xilka madaxweynanimada Somaliland. C/Raxmaan (Tuur) wuxuu ahaa maskaxdii ka takhalustay dawladdii kali-taliska ahayd ee Moxamed Siyaad Barre, Wax uu ahaa nin maskax badan, isla markaana geesi ah Alle ha u naxariisto. Cabdiraxmaan (Tuur) waxa uu ahaa gudoomiyihii 5aad ee SNM, kaasoo ahaa hoggaamiyihii SNM isagoo muddo gaaban xilka Guddoomiyanimada SNM hayeyna suurtogaliyey in la burburiyo dawladdii kacaanka sheegan jirtay ee uu horboodayey askarigii Maxamed Siyaad Barre (Ahun). Qalinkii Cabdinajiib Baashe Maxamed oo Hargaysa ku suagn

MILICSIGA MAALMIHII CABDIRAXMAAN “TUUR”.. Waa Qalinkii Qoraaga weyn Muj.Boobe Yuusuf Ducaale oo Hargeysa ku sugan. - Qormaddii 3aad iyo 4aad. . Tuesday, November 18th, 2003

  1. https://uca.edu/politicalscience/dadm-project/sub-saharan-africa-region/somaliasomaliland-1960-present/.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Paquin, Jonathan (July 2010). ISBN 9780773591028 https://books.google.com/books?id=wWv4dHWjDpUC.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. www.alnef.org.za (PDF) http://www.alnef.org.za/conf/2010/presentantions/somalia.pdf. Soo qaatay 2019-09-12.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. https://web.archive.org/web/20180623061308/http://hadhwanaagnews.ca/detail.aspx?id=157079. Waxaa laga kaydiyay the original 2018-06-23. Soo qaatay 2018-06-23.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. Somalilandsun.com. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 7 Bisha Labaad 2021.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)