Jump to content

Af-Cafari

Ka Wikipedia
Afar
Qafar af
Dhalad u ahJabuuti, Eratareya, Itoobiya
GobolkaGeeska Afrika
QoomiyadaCafar
U ah afka hooyo2.6 milyan  (2019–2022[1])
Qoyska luqada
DialectsAussa
Ba'adu
Central Afar
Northern Afar
Hab qoraalkaLatin
Xaalada Rasmiga
Ka ah Luqad rasmi Itoobiya
ka ah luuqadaha la aqoonsaday ee laga tirada badan yahay Djibouti
Eratareya
Koodka luqada
ISO 639-1aa
ISO 639-2aar
ISO 639-3aar
{{{1}}}

Af-Cafari waa luqad looga hadlo, Itoobiya, Eratareya iyo Jabuuti.

  • Eratareya
  • Jabuuti
  • Itoobiya

Af-Cafari waxee aad uugu dhawdahay, af-Saho. Af-Cafari waxoo ka midyahay luqadaha 9ka gaaraayo oo rasmi ka ah wadanka Eratareya. laakiin waxaa aad loo isticmaalaa, Af-Tigrinya iyo Af-Carabi, oo loo adeegsado, idaacadaha, joornaalyaasha iyo taleefishinada. laakiin dadka Cafari ku hadlo waxee ka helaan luqada af carabiga, ayga oo u tahay luqadoodii labaad. dadka af-Cafari ku hadlo waxee gaarayaan 1.4-1.5 milyan. Waxey Kaloo Bahwadaag la yihiin affaf ka Somaliga iyo Oromada afka waxa uu kamid yahay affaf ka Kushiitiga.

  1. Afar at Ethnologue (27th ed., 2024)