Af-Tigrinya
Jump to navigation
Jump to search
Af-Tigrinya waa luqad ee ku hadlaan Dadka Tigriga oo dego dhaxbartanka dalka Ereteriya iyo gobolka Tigray ee dalka Itoobiya. Luqad kale oo waxaa jirto ladhoho Af-Tigre oo ah lahjo ka mid ah Af-Tigrinya, waxaana looga hadlaa meelaha oo luqada tigrinyiga looga hadlo ee dalka eriteriya iyo itoobiya.