Luqadaha Semitiga
Appearance
| Semitik | |
|---|---|
| Qaybinta juqraafiga: | Aasiya Galbeed, Waqooyiga Afrika, Geeska Afrika, Malta |
| Kala soocida luqadaha: |
|
| Boroto-Luuqad: | Proto-Semitik |
| Qayb-hoosaadyo: |
Semitik Bari (dabar go'ay)
Semitik Galbeed
|
| ISO 639-2 and 639-5: | sem |
Meelaha hadda laga heli karo Luqadaha Semitiga | |
Taarikhdha meelaha laga heli karey Luqadaha Semitiga | |

Luqadaha Semitiga waxaa la dhahaa luqadaha looga hadlo Bariga Dhexe, woqooyiga Afrika iyo Geeska Afrika gaar ahaan Itoobiya.Waxaa ku hadlo dad kabadan 470 miliyan oo qof.
- Carabi — 350,000,000”
- Amxaari – 21,000,000”
- Af-Tigrinya– 15,000,000”
- Af-Hebrow — 7,000,000
- Af Amurit - dabar go'ay…!!’?..,!!’