Jump to content

Af Amurit

Ka Wikipedia
Amorite
Dhalad u ahLevant
QoomiyadaAmorites
Extinct2nd millennium BC
Qoyska luqada
  • Semitik
    • Semitik Galbeed
      • Semitik Dhexe
        • Semitik Waqooyi Galbeed
          • Amorite
Dialects
Koodka luqada
ISO 639-3None

Afka Amuuriga (Af Ingiriis : Amorite language; Af Carabi: لغة أمورية) sidoo kale loo yaqaano amoritka waa af ka mid ah sametiga ama saamiyada woqooyi galbeed ee dabar go'day, waxaa ku hadli jiray amuuriyiintii daganayd suuriya si guud miilaadiga ka hor.