Af-Tigre

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Af-Tigre ትግረ ama xaasa oo looga yaqaano dalka Suudaan Af-Carabi, الخاصية waa lahjo ka mid ah luqada Af-Tigrinya, waxaa ku hadlo Dadka Tigrega ah, waxaana looga hadlaa dalka Ereteriya. dadka ku hadlo luqadaan waxee gaarayaan ilaa 800,000 oo qof oo ku nool dalka ereteriya.