Trabzon
Appearance
Trabzon | |
|---|---|
Magaalada Trabzon | |
![]() | |
| Wadanka | |
| Gobolka | Trabzon |
| La helay | 1200 C.H (3226 sano) |
| Ismaamulka | 1868 (157 sano) |
| Degmooyinka | Akçaabat, Çarşıbaşı, Yomra, Arsin |
| Dawladda | |
| • Nooca | Golaha Degmada |
| • Guddiga | Trapzon Metropolitan Municipality |
| • Gudoomiyaha Gobolka | Dr. Recep Kızılcık |
| • Duqa magaalada | Ahmet Metin Genç (AKP) |
| Bedka | |
• Warta | 188.85 km2 (72.92 sq mi) |
| Joogga | 0 m (0 ft) |
| • Cufnaanta | 1,700/km2 (4,000/sq mi) |
| Aagga waqtiga | UTC+2 (EET) |
| • Xagaaga (DST) | UTC+3 (EEST) |
| Boostada | 61xxx |
| Koodhka goobta | (+90) 462 |
| Licence plate | 61 |
| Climate | Cfa |
| Websaydhka | www.trabzon.bel.tr |
Trabzon (Af Turki : ˈTrabzon; Af Carabi: طرابزون; sidoo kale waxaa loo aqoon jiray magaca taariikhiga ah ee Trebizond) waa magaalo ku taalo xeebta Bada madaw ee Wuqooyi-Bari dalka Turkiga. Trabzon waxaa ku taalo dakad muhiim u ah ganacsiga gobolada Bada madow ee dalkaasi waxaana ka dhisan kooxda facaweyn ee Kubadda-Cagta Trabzonspor.
Muuqaalka iyo Naqshadda Magaalada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Sarta Taariikhiga ah ee Hagia Sophia
- Qasriga Atatürk
- Fagaaraha Atatürk
- Qalcadda Sümela
- Fillooyinka Livera.
- Jaamacadda KTU.
- Hareeraha Magaalada
- Dekadda Trabzon 1920yadii
