Jump to content

Gebze

Ka Wikipedia
Gebze
Magaalada Gebze
Map
Wadanka Turkey
DeegaankaMarmara
GobolkaKocaeli
Dawladda
  Duqa MagaaladaAdnan Köşker (AKP)
Bedka
  Warta
584.45 km2 (225.66 sq mi)
Boostada
41400
Websaydhkawww.gebze.bel.tr

Gebze (Af Carabi: جبزي; Ku dhawaaqa Af-Turki: [ˈɟebze], Magacyadii hore loogu aqoon jiray Dakibyza iyo Libyssa) waa magaalo ku taalo gobolka Kocaeli ee dalka Turkiga. Gebze waxay masaafo dhan 48km u jirtaa caasimadda Istanbuul waxaana ku nool dad ku dhow nus malyuun. Gebze waxay saarantahay gacanka İzmit ee Badda Marmara, waana magaalo aad ugu hormarsan dhanka Warshadaha iyo Tiknoolojiyadda.

Magaalooyinka la mataanka ah

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Dalka Magaalada
Soomaaliya Somalia Garoowe
Qargistan Kyrgyzstan Karakol

Bishii Nofeember 2014kii, waxaa wada hadal lagu mataanaynayo magaalada Garoowe ee Soomaaliya iyo Gebze oo Turkiga ku taalo yeeshay dawladaha hoose ee labada magaalo.[1]

Sidoo Kale Fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]