Samsun
Appearance
Samsun | |
|---|---|
Magaalada Samsun | |
In order: Artificial lake near Liberation wharf, Statue of Honor in Belediye Park, Istiklal Street, bottom: View of SS Bandırma museum ship, Samsun tram, wall of covered market. | |
![]() | |
| Country | |
| Deegaanka | Badda Madow |
| Gobolka | Samsun |
| Degmooyinka | |
| Dawladda | |
| • Mayor | Yusuf Ziya Yılmaz (AKP) |
| Bedka | |
• Magaalada Samsun | 1,055 km2 (407 sq mi) |
| Joogga | 4 m (13 ft) |
| Dadka (2013) | |
| • Cufnaanta | 573/km2 (1,480/sq mi) |
| • Magaalo | 605,319 |
| Aagga waqtiga | UTC+2 (EET) |
| • Xagaaga (DST) | UTC+3 (EEST) |
| Postal code | 55 |
| Koodhka goobta | (+90) 362 |
| Licence plate | 55 |
| Climate | Cfa |
| Websaydhka | www.samsun.bel.tr |
Samsun (Af Turki : Samsun; Af Carabi: سامسون) Waa magaalo xeebeed ku taalo Badda Madow ee wuqooyiga dalka Turkiga. Samsun waa caasimadda isla gobolka Samsun, Samsun waa magaalo aad u horu marsan waxaana ku yaalo dakad weyn iyo garoon diyaaradeed oo caalami ah, Labo Jaamacadood, Xarumo Caafimaad, kuwo ganacsi, warshado iyo waliba xarumo isboorti iyo ku madadaalo.
