Eskişehir
Appearance
Eskişehir | |
---|---|
Magaalada Eskişehir | |
Bidix Kore: Istaanka Guud ee Tareenka Eskişehir, Midig Kore: Degmada Tepebaşı, Bidix Hoose: Matxafka Glassware Arts, Midig Hoose: Wabiga Porsuk. | |
Wadanka | Turkey |
Gobolka | Eskişehir |
La helay | 1000 C.H (3024 sano) |
Ismaamulka | 1389 (634 sano) |
Degmo | : Odunpazarı, Tepebaşı |
Dowlada | |
• Nuuca | Golaha Degmada |
• Body | Eskişehir Metropolitan Municipality |
• Duqa magaalada | Yılmaz Büyükerşen (CHP) |
Area | 2,678.00 km2 (1,033.98 sq mi) |
Joogga | 788 m (2,585 ft) |
Tirada dadka (2015)[1] | 826.716 |
• Cufnaanta dadka | 236/km2 (610/sq mi) |
Aag saacadeed | UTC+2 (EET) |
• Xagaa (DST) | UTC+3 (EEST) |
Boostada | 26 xxx |
Furaha | (+90) 222 |
Licence plate | 26 |
Website | http://www.eskisehir-bld.gov.tr/ |
Eskişehir (Af Carabi : ar; (Ku dhawaaqa Af-Turki: [esˈciʃehiɾ]) Waa magaalo ku taalo Wuqooyi-Galbeed dalka Turkiga. Eskişehir waxay ku talaa jiinka wabiga Porsuk waxayna u dhexeysaa magaalooyinka Ankara iyo Istanbuul, waxaa ku yaal labada Jaamacadood ee caanka ah ee Eskişehir Osmangazi University iyo Anadolu University waxaana wax kabarta labadaasi Jaamacadood inka badan 100,000 oo adeeg waxbarasho iyo deegaan ka hela xarumaha Jaamacadahaas waxaana Eskişehir loogu yeeraa caasimadda waxbarashada dalka Turkiga.
Ardayda wax ka barta Eskişehir waxaa ka mid ah arday Soomaaliyeed.
Sidoo Kale Fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Istanbuul
- Adana
- Ankara
- Antalya
- Bursa
- Edirne
- Eskişehir
- Gaziantep
- Gebze
- Kayseri
- Konya
- İzmir
- İzmit
- Mersin
- Samsun
- Trabzon
- Yalova
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ . citypopulation.de http://citypopulation.de/Turkey-C20.html. Soo qaatay 2015-02-08. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)