U bood nuxurka

Yalova

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Yalova
Magaalada
Goobta Yalova
Wadanka Turkey
GobolkaYalova
Dawladda
 • Duqa MagaaladaVefa Salman, CHP
 • BadhasaabkaTuğba Yılmaz
Bedka
 • Degmada166.85 km2 (64.42 sq mi)
Joogga
30 m (100 ft)
Dadka
 (2012)
 • Magaalo
102,874
 • Degmada
121,479
 • Cufnaanta Degmada730/km2 (1,900/sq mi)
Websaydhkawww.yalova.bel.tr

Yalova (Af Turki: Yalova; Af Carabi: يالوفا) Waa magaalo ku taalo wuqooyi-Galbeed dalka Turkiga gaar ahaan Bariga Badda Marmara, Yalova waxaa ku nool inka badan boqolkun oo qof, waxayna 100km dhanka koonfureed ka xigta caasimadda Istanbul.

Magaalooyinka la mataanka ah

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Magaalooyinka Kayseri ay mataanka latahay waxaa ka mid ah:

Dalka Magaalada
GermanyJarmalka Bonn
MakedoniaMasedonia Ohrid
Ruushka Mahachkala
Romania Medgidia
Joorjia Batumi
Koonfur Kuuriya Suwon
Bulgaria Burgas

Sidoo Kale Fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]