Adana
Appearance
Adana | |
|---|---|
Magaalada Adana | |
Kor: Xaafadda Çukurova, Bidix: Stationka Tareenada Adana, Midig: Buundada Taşköprü, Bidixda 2aad: Sheraton Adana, Midigta 2aad: Masaajidka Sabancı, Hoos: Xaafadda White Houses. | |
![]() | |
| Wadanka | |
| Gobolka | Adana |
| La helay | 6000 C.H (8026 sano) |
| Ismaamulka | 1871 (154 sano) |
| Degmo | Seyhan, Yüreğir, Çukurova, Sarıçam |
| Dawladda | |
| • Nooca | Golaha Degmada |
| • Guddiga | Adana Metropolitan Municipality |
| • Duqa magaalada | Hüseyin Sözlü (MHP) |
| Bedka | |
• Warta | 1,945 km2 (751 sq mi) |
| Joogga | 23 m (75 ft) |
| • Cufnaanta | 883.02/km2 (2,287.0/sq mi) |
| Aagga waqtiga | UTC+2 (EET) |
| • Xagaaga (DST) | UTC+3 (EEST) |
| Boostada | 01xxx |
| Koodhka goobta | 0322 |
| Licence plate | 01 |
| Websaydhka | http://www.adana.bel.tr |
Adana (Af Carabi: أضنة; loogu dhawaaqo [aˈda.na]) waa magaalo ku taala koonfurta wadanka Turkiga waana xarunta gobolka Çukurova. Adana waa magaalada shanaad ee ugu waaweyn magaalooyinka dalkaasi islamarkaana ugu hormarsan haday noqoto dhaqaale, warshaddo, waxbarasho iyo waliba gaar ahaan dhanka wax soo saarka beeraha iyo dhamaan cunooyinka oo ay Adana caanka ku tahay.
