İzmir

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
İzmir
—  Magaalada İzmir  —
Kor kasoo bilow dhanka bidix ilaa hoos dhanka midig: Degmada Konak, Sarta Taariikhiga ah ee Asansör , Fagaaraha Pasaport, Darjiinaha Gündoğdu, Sarta Caanka ah Saacadda İzmir ee ku taalo Fagaaraha Konak, Magaalada oo kor laga sawiray, Degmada Karşıyaka.
Dhacdaa: 38°26′N 27°09′E / 38.433°N 27.150°E / 38.433; 27.150
Wadanka  Turkey
Deegaanka
Gobolka İzmir
La helay 6000 C.H (8017 sano)
Ismaamulka 1389 (627 sano)
Degmo Karşiyaka, Bornova, Konak, Balçova, Buca, Bayrakli, Çiğli
Xukunka
 • Nooca Golaha Degmada
 • Qaabka İzmir Metropolitan Municipality
 • Duqa magaalada Aziz Kocaoğlu (CHP)
Baaxadda
 • Guud ahaan 7,340.00 km2 (2,833.99 sq mi)
Joogga 2 m (7 ft)
Tirada dadka (2014)[1][2] 2,847,691
 • Tiro Badnaan 855.00/km2 (2,214.4/sq mi)
Saacad EET (UTC+2)
 • Xagaa (DST) EEST (UTC+3)
Boostada 35xxx
Area code(s) (+90) 232
Licence plate 35
Website www.izmir.bel.tr
www.izmir.gov.tr

İzmir (Af-Carabi: إزمير; (Ku dhawaaqa Af-Turki[ˈizmiɾ]) waa magaalo taariikhi ah oo ku taalo Galbeedka dalka Turkiga. İzmir waxa ay ku taalaa xeebta Badda Iija waana magaalada seddexaad ee ugu weyn uguna dadka badan guud ahaan dalkaasi. Magaaladani waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu faca-weyn guud ahaan dunida waxaan la hayaa taariikhda magaalada 6000 sano ee ugu danbaysay. Hadda waa caasimadda Gobolka İzmir waana magaalada ugu casrisan guud ahaan Turkiga marka laga yimaado Istanbuul.

Sidoo Kale Fiiri[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. "Turkey: Major cities and provinces". citypopulation.de. Retrieved 2015-02-08. 
  2. [1]