Botswana

Ka Wikipedia

Coordinates: 24°39.5′S 25°54.5′E / 24.6583°S 25.9083°E / -24.6583; 25.9083

Jamhuuriyada Botswana
Lefatshe la Botswana (Af-Tswana) Republic of Botswana (Af-Ingiriis)
Calanka Botswana Astaannta Qaranka ee Botswana
Calan Astaannta Qaranka
Qaarada Afrika
Astaanta Calanka
Fatshe leno la rona Dalkaan Waa keena
Location of Botswana
Location of Botswana
Caasimada Gaborone
Luuqada(ha) Looga hadlo Ingiriis, Tsawana
Jamhuuriyad Baarlamaani
 -  Biyo (%) 2.5
Wakhtiga +2 
Botswana

Botswana waa dal aan bad laheyn oo ku yaala Qaarada Afrika Qeybteeda Koofureed. Dadka u dhashay Botswana waxaa lagu magacaabaa "Botswana", Dalkaan waxaa gumeystay Ingiriiska waxeyna Xornimadeeda qaadatay 30 September 1966. waxey xaduud la leedahay Koonfur Afrika dhinaca koofur iyo Koofur bari, Namibie dhinaca Galbeed iyo Waqooyigaba, Zimbabawe dhinaca Waqooyibari, iyadoo meel yar kal kulanta Saambiya.

Magaaloyinka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Gobolada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Juqraafi[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dhaqaale[wax ka badal | wax ka badal xogta]