Siishilis

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Seyshelles)
Jump to navigation Jump to search
Jamhuuriyadda Seychelles
Repiblik Sesel
République des Seychelles
Calanka Seychelles Astaannta Qaranka ee Seychelles
Calan Astaannta Qaranka
Qaarada Badweynta Hindiya
Astaanta Calanka
Koste Seselwa
Caasimada Fiktoriya
Luuqada(ha) Looga hadlo Af-Ingriis,Af-Kreol,Af-Fransiis
Ka xoroobey Gumeystihii Ingiriiska 
 -  Taakiikh 29 Juun, 1976 
Area
 -  Total 455 km² km² 
174 sq mi 
 -  Biyo (%) micno la'aan
Cadadka Dadka
 -  Luuliyo 2009 qiyaas 84,000 
Lacagta seyshell rubee
Wakhtiga (UTC+4) 
Furaha debeda +248

Seychelles ama Jamhuuriyadda Seyshelles(Af-Faransiis: République des Seychelles; af-Kreol: Repiblik Sesel). waa jasiirado ku taalo Badweynta Hindiya, waxeena Afrika u jirtaa 1,500 km, dhinaca Madagaskar. Seyshelles waxee leedahay, shacabka ugu yar Afrika.