U bood nuxurka

Tunis

Ka Wikipedia
Tunis
تونس / Tunes / ⵜⵓⵏⴻⵙ
Caasimad
Map
WadanTunisia
DowladTunisiya
Dadkii ugu horeeyayQarnigii labaad Ciise Hortii
Waxaa aasaasayBerbers
Dawladda
  Duqa magaaladaSeifallah Lasram
Bedka
  Caasimad
212.63 km2 (82.10 sq mi)
  Metro
2,668 km2 (1,030 sq mi)
Joogga ugu sareeya
41 m (135 ft)
Joogga ugu hooseeya
4 m (13 ft)
Dadka
(2014)[1]
  Caasimad
1 056 247[2]
  Cufnaanta9,406.01/km2 (24,361.5/sq mi)
  Magaalo
2 294 547
  Metro
2 643 695
Magaca dadkaTunisois
(Af Carabi: تونسي, Tounsi)
Aagga waqtigaUTC+1 (CET)
Postal code
1xxx, 2xxx
Calling code71
Koodhka ISO 3166TN-11, TN-12, TN-13 and TN-14
geoTLD.tn
WebsaydhkaTunis City
Muuqaalka Tuunis ee cirka sare

Tunis (Af Carabi: تونس) waa caasimada iyo magaalada ugu weyn wadanka Tunisiya ee Waqooyiga Afrika. Caasimadani waxaa ku dhaqan dad tiradeeda lagu sheegay 2,700,000 qof waxayna dhinaca ku haysaa Bada Midatareeniyanka. Tunis waa caasimada dalka Tunisiya.

magalada tuunis waxa lagu yaqana iney marin u tahay tahriibyaasha africa oo u baqoola qaarada yurub waxay juqaraafi ahaan magalada tuunis u jirtaa wadanka maalta wax ka yar 200m wana wadanka ugu wadamada africa wadanka talyaaniga magalada dadka ku nool waa dad ixtiraam badan soo dhaweyn wanagsan u sameya martida soo boqota wadankooda waxan ahay garsoore caalami ah kana mida garsoorayasha africa ee kubada cagta mar aan boqday tuunis aad ayey isoo jiidatay dhaqanka iyo qaderinta dadkoda ali mohamud mahad somalia

  1. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named ins
  2. Recensement de 2014 (Institut national de la statistique)