Jump to content

Akara

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Accra)
Akara

Akara ama (Accara) waa caasimada dalka Gaana. Magaaladaan waxaa degan dad gaaraayo ku dhawaad 2.27 miliyan oo qof (2012).