Talk:Hodan

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Maxaad ka taqaanaa Mudan warsame Huseen BuuleBold text


hadii aad wax ka taqaanid bal ka sheegi kuma ayuu ahaa?

Mudane warsame wuxuu ahaa nin caan ka aga magaalaga mudqdisho gaar ahaana xafadii uu daganaa isaga marka mudan warsame waxa uu ka mid yahay mudanayaasha soomaaliyeed ee ku nool magaalada muqdisho mudada dheerkana soo jooga magaalada, marka sidaa darteed guud ahaan soomaaalida oo dhanw axaa lagu war galinayaa in ay sidaa ula socdaan.

All of you waxaan filayaa in aad naga heshaan war bixin kooban


Waxaan ku soo afmeerayaa guud ahaan hadalkeega

Warsame la'aantii mar jirin soomaali