Canab

Ka Wikipedia
Canab

Canab waa miro la cuni karo oo leh madabo kala duwan sida cirdhow,madow, gaduud iyo cagaar. Canabka wuxuu ka dhashtaa geed la yiraahdo geed canab (Vitis), oo ka boxo koonfurta yurub iyo koonfurta galbeed ee aasiya.