Hobolada Waaberi

Ka Wikipedia
Waaberi
وابري
AsalSoomaaliya
Nooca fankaFanka Soomaalida
shaqadafanaan, ciyaaro
Qalabkacod, gitaar, kaban, Turunbo
Sanadaha Shaqada1960kii ilaa 1990meeyihi
Falalka la xiriiraHibo Nuura, Xasan Aadan Samatar, Magool, Maryan Mursal

Waaberi (Af Soomaali : Hobolada Waaberi, Af Carabi : ar‎) waxay ahaayeen koox hobolo, fanaaniin, heesaa, majaajilo, ruwaayado, iyo bandhigyo faneed ku caan ahaa oo u dhashay wadanka Soomaaliya. Hobolada Waaberi waxay wax ku soo bandhigi jireen Af Soomaali, Carabi iyo Ingiriis, waloow ay Af Soomaaliga u badnaayeen.

Hordhac

Hobolada Waaberi waxay ahaayeen koox ka tirsan xubnaha Fanka Soomaalida kuwaasi oo ka koobnaa abwaano, halabuur, curiyeyaal, qoraa, fanaaniin, muusikyahano, majaajileystayaal iyo qeybo kale oo badan. Hobolada Waaberi waxay soo baxeen badhtamihii 1970kii, waxay wakhti yar ku noqdeen hormuudka fanka.

Fanaaniinta Caanka ah

Hobolada Waaberi waxaa ku jiray qaar ka mid ah fanaaniinta ugu caansan gayiga Soomaaladi, kuwaasi waxaa ka mid ahaa:

Qoraalo La Xidhiidha

Linkiyo Banaanka

Tixraac

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: