Portal:Fanka iyo Suugaanta Soomaalida

Ka Wikipedia

Gnome-home.svg Bulshada: P social sciences.png Arimaha Bulshada   Vitruvian-Icon.png Hiddaha iyo Dhaqanka   Psi2.svg Cilminafsi   Bills and coins.svg Dhaqaalaha    Siyaasadda   Nuvola apps bookcase.png Waxbarashada iyo Barbaarinta   Nuvola filesystems www.png Juqraafi    Taariikh   Scale of justice gold.png Sharci   Nuvola apps edu languages.png Luqad   Nicolas P. Rougier's rendering of the human brain.png ( Fikir )   P philosophy.png ( Falsafad )  

border=#000000

Fanka iyo Suugaanta Soomaalida

kabanku waa u muhiim heesaha qaaciga

Fanka Soomaalida waa nidaamka, abuurida, qurxinta, habaynta iyo soo bandhiga heesaha Soomaalida, ruwaayadaha iyo majaajilooyinka u dhaqanka ah dadka Soomaalida ah meelkasta ooy joogaan, gaar ahaan inta ku dhaqan Bariga Afrika. Guud ahaan, fanka Soomaalidu waa nooc ka mid ah Suugaanta Soomaalida. Sidoo kale, dadka ku hadla Af Soomaaliga waxay leeyihiin fan iyo suugaan aad u heersareeya, qani ku ah aqoon iyo xirfad qoto dheer. In kastoo fanka maanta jira yahay mid aad u da' yar wuxuu leeyahay waaxyo iyo noocyo aad u badan. Kuwaasi waxaa ka mid ah heesaha qaaciga, qaraamiga, heesaha jaaska, ruwaayadaha, majaajiloyinka, filimaanta, bandhigyada fanka, qoob-ka-ciyaarka iyo guud ahaan madadaalada ku baxda luuqada Soomaaliga.

Inkasto sanadahan dambe la casriyeeyay, heesaha fanka Soomaalida inta ugu badan waxaa la isticmaala agab sahal ah, sida kabanka, gitaar, durbaanka, narsada, turunbada, sacabka iyo noocyo kale. Sida badan, heesaha fanka Soomaalidu waa kuwo degan, dhandhan fiican leh, oo inta ugu badan si sahlan loo sameeyo.

Fanka Soomaalida waxaa diyaariya dad badan oo kala duwan, kuwaas waxaa ka mid ah abwaanka (qofka sameeya sheeko, gabay, hees iwm), laxanmiiste, fanaan, jilaa, atoore, muusigyahan iyo kuwo kale.

Maqaal xul ah



Portalo kale

Mashaariic Bahwadaag

Portal.svg
Hooyga muhiimka ah:
Qaaradaha:

Aasiya | Afrika | Antarktika | Ooshiyaaniya | Latin Ameerika | Woqooyiga Ameerika | Yurub |

Portal Bahwadaag la ah:

Carabta | Hiddaha iyo Dhaqanka | Af-Soomaali | Siyaasadda |

Sidoo kale:

Soomaaliya

Bulsho ] Hooyga ]