Ruwaayad

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Qoraalka laxanka hees Af Ingiriis ah

Ruwaayad (Af-Ingiriis: performance; Af-Carabi: أدا توضي) waa bandhig faneed iskugu jira heeso, tixo, majaajilo, sheeko iyo shactiro, kaasi oo loogu talogalay in lagu madadaaliyo dad. Ruwaayada Waxaa lagu all bandhiga meel masrax ah, qaar kale waxaa la soo gudbiyaa ayagoo u habaysan sida filimaanta.

Guud ahaan waxaa ruwaayada marka hore alifa abwaan, ka dib waa la qoraa, waxaana lagu daraa heeso, muusig, iyo majaajilo ilaa ugu dambeynta loo dhiibo fanaaniin iyo jilaa soo bandhiga ruwaayadaas.

Taariikh

Ruwaayadaha iyo guud ahaan Suugaanta waxaa tan iyo wakhti hore loo samayn jiray si habsami iyo halabuur leh. Ruwaayadaha Af Soomaaliga waxay bilaabmeen badhtamihii qarnigii 20aad.

Ruwaayadaha Caanka

  • Shabeel Naagood
  • If iyo AakhiroAakhiro
  • Habloyahow Hadmaad Gursan doontaan?
  • Romeo and Juliet (ruwaayada ugu caansan Ingiriis ka)

Qoraalo La Xidhiidha

Linkiyo Banaanka

Tixraac

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: