Maanso
![]() |
Qeyb ka mid ah silsilada |
Fanka Soomaalida |
---|
Fanka iyo Suugaanta |
Masraxa |
Qeybaha Heesaha |
Heeso Dhaqameed |
Qalabka |
La Xidhiidha |
Maanso waa nooc ka mid ah suugaanta Soomaalida. Maansada waxaa ka sii farcama noocyada Murtida sida Gabayga Jiiftada, buraaburka, saarka, heesaha, heellada, geeraarka iyo heeso hawleedka oo dhan.
Qoraalo La Xidhiidha
Linkiyo Banaanka
- Agabka Muusiga Archived Diseembar 20, 2007 // Wayback Machine
- Oud Cafe
- shanqadha kabanka
Tixraac
![]() |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |