Atoore

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
File:Hibo Nuura.jpg
Hibo Nuura waxay ka mid tahay fanaaniinta iyo jilayaasha ugu caansan wadanka Soomaaliya wakhtiyadii 1980meeyihii

Atoore (Af-Ingiriis: actor; Af-Carabi: ممثل; Atariisho oo ah dhediga jilayaasha) waa qof jilaa ah, kaasi oo inta ugu badan qeyb ka ah filim, ruwaayad, ciyaar, ama nooc kale oo madadaalo ah. Atooruhu waa qof matalaya qof kale asagoo raacaya sheeko diyaarsan. Jilayaasha dumarka ah waxaa loo yaqaana Atariisho.

Sidoo Kale Fiiri[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: