Portal:Latin Ameerika
|
Latin Ameerika (Af Ingiriis: Latin America) waa magaca qaarada Ameerikada Koonfureed kaasi oo uu bixiyay boqor la odhan jirey Maximilian I kaasi oo ka talin jirey agagaarka wadanka maanta loo yaqaano Meksiko. Qaarada Latin Amerika waxay juquraafi ahaan dhacdaa badhtamaha khadka dhulbadhaha iyo koonfurta dhulbadhaha. Intaas waxaa dheer, dadka ku dhaqan qaaradani waxay ku hadlaan Af-Isbaanish iyo Af-Burtaqiis. Muuqaal xul ahMuuqaalka biyaha Iguazú Falls, ee ku yaala wadanka Barasiil. Maqaal xul ahJuquraafigaSawir xul ahMachu Picchu waa goob lagu cibaadaysan jirey qarnigii 15aad iyo wixii ka horeeyay, markii dambena noqotey qubuur, taasi oo dhacda cidhifka buur dhererkeegu le'eg yahay 2,430 metres (7,970 ft) biyaha bada dushooda. Buurtani waxay ku taalaa wadanka Peru. Qof xul ahCategoryMaqaalada Latin AmeerikaMashaariic Bahwadaag
|













