Jump to content

Wikimedia Foundation

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Wikimedia)

Wikimedia Foundation waa asaas aan faa'iido doon ahayn oo Mareykan ah. Xaruntooda ugu weyn waxay ku taal San Francisco, Mareykanka. Aasaaska waxa uu wadaa mashruucyo badan fikradda Wiki iyo software MediaWiki. Wikipedia waa kan ugu caansan.

Wikimedia Foundation, Inc.
AasaasayJuun 20, 2003; 22 sano ka hor
Nooca501(c)(3), urur u adeega bulshada
FocusBilaash, lacag la'aan, barnaamijyo ku salaysan internetka
Meesha
Area served
Caalamka oo dhan
NidaamWikipedia, WikiQaamuus, wikisource, Wikibooks, Wikisource, Wikimedia Commons, Wikispecies, Wikinews, Wikiversity, Wikidata, Wikivoyage, Wikimedia Incubator, Meta-Wiki
Dadka sare
Christophe Henner, gudoomiye sare[1]
Katherine Maher, Executive Director
Dhaqaale
Isticmaalka
  • Decrease US$ 52.6 million (2015)
  • 45.9 million (2014)
Websitewikimediafoundation.org

Goobaha kale waxaa ka mid ah Wiktionary, Wikiquote, Wikisource, Wikinews, Wikibooks, Wikiversity, Wikimedia Commons, Wikifunctions, Wikidata, Wikivoyage iyo Meta-Wiki. Mu'asasadu waxay maamushaa Wikis kale oo aad ugu dhow hawlaha Mu'asasada lafteeda. Waxaa ka mid ah Wikimedia Foundation wiki, MediaWiki wiki, Wikipedia Test, Wikimedia Incubator, Bugzilla, iyo wikimania wiki.

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. Cbrown1023. Wikimedia Foundation https://wikimediafoundation.org/wiki/Board_of_Trustees. Soo qaatay July 22, 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)