Luqada Hindo Yurub
Jump to navigation
Jump to search
Luqada Hindo Yurub waxaa laisku dhahaa 150 luqadood oo 3 biliyan oo qof ku hadasho. Luqada Hindo-Yurub waxaa ka mid ah badanaa Luqadaha looga hadlo qaarada Yurub iyo luqado badan oo ka mid ah koonfurta iyo galbeedka Aasiya. Magaca Hindo-Yurub waxoo ka imaaday labada luqad oo ugu weyn oo ah Af-Hindi iyo Af-Ingiriis.