Portal:Waxbarashada iyo Barbaarinta

Ka Wikipedia

maadaama ay tahay xog aynu ku eegeeno qaabka gobolka sanaag ee waqooyiga somalia gobol ku wuxuu leeyahay 18 degmo waana gobol ka labaad ee ugu baaxada weyn wadan ka somalia gobol ku waxuu leeyahay khayraad dabiici ah oo aanu la wadaagin gobolada somalia in tiisa badan hadaynu jaleecno xaga xuduuda madaama uu yahay gobol ku gobol aad u baaxaadweyn yahay waxa uu leeyahay xuduud ku dherer sana afar tiisa koone xaga bari gobolku