Cod

Ka Wikipedia

Cod

Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan qodobkaan, eeg Shanqadha Cod.
Garaacida durmaanku waxay samaysaa gariir shanqadh taas oo loo yaqaano Cod.

Cod ama Shanqadh (ingiriis: Sound) waa mowjado awood gariireysa taas oo la maqli karo. Shanqadhu waa mowjado iskucufan oo dhexmari kara hawada iyo biyaha ilaa dhegaha wax laga maqlo. Codka iyo shanqadha bani-aadamku maqli karo waxay u dhexaysaa mowjadaha 20 Hz ilaa 20,000 Hz.