Yoonis

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Kani magac ka mid ah magacyada dadka loo bixiyo

Yoonis (Af-Ingiriis: Jonah; Af-Carabi: يونس; Af Yuhuudi: יוֹנָה; Af-Laatiin: Ionas) waa magac loo bixiyo labka dadka ama raga. In kastoo magaca Yoonis inaga soo galay xaga dadka Carabta waxaa la sheegay in asal ahaan uu ka soo jeedo dadka Yuhuuda. Sida ku xusan buuga Axdigii Hore (Tanakh/Old Testament) magaca Yoonis waxaa loo bixiyay markii ugu horeeysay Nabi Yoonis (C.S.) wakhti ku beegan qarnigii 8aad C.H.

Dadka Caanka ah

Sidoo kale fiiri

Tixraac