Baabuur

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Kani waa maqaal ku saabsan nooc ka mid ah Gaadiidka. Maqaalo kale fiiri Noocyada Gaadiidka.
Benz "Velo" (1894) mid ka mida Baabuurtii ugu horeeysay dunida
Baabuur

Baabuur, Gaadhi ama Gaari (Ingiriis: Car; carabi: سيارة) waa aalad ka samaysan biro, dhalooyin iyo caagag oo loo isticmaalo in lagu qaado dad ama alaab isagoo maraayo laamiga. Baabuurtu waxay ku shaqeyaan shidaal, saliid iyo biyo. Baabuurtu waxay ka mid tahay Gaadiidka. Baabuurka hoosteed waa ku yaala shaag iyo korkeed bir.

Qofka wada ama kaxeeya Gaadhiga waxaa loo yaqaanaa Dirawal.