Jump to content

Hibo

Ka Wikipedia
Haku khaldin fanaanada Hibo Nuura.
Sharaxaad badan iyo faahfaahin magacyada, fadlan fiiri Jadwalka Magacyada.

Hibo, Hiba (ingiriis: Hiba) waa magac asal ahaan af-Soomaali ah oo macnihiisu tahay “haybad” iyo “sharaf iyo qadarin”. Sidoo kale, waxa Magaca Hibo noqon karaa gudoonsiin ama "u hibeyn". Hibo waxaa loo bixiyaa dhediga dadka.

Dadka Caanka ah

Dadka caanka ah magacan Hibo loogu yeedho waxaa ka mid ah:

Jadwalka Magacyada

Sharaxaad badan iyo faahfaahin magacyada, fadlan fiiri Jadwalka Magacyada.

Magacyada dadka Soomaalida ah iyo kuwa dadka Islaamka ahi aad ayay u badan yihiin, boqolka magac ee ugu muhiimsan isla markaana loogu isticmaalka badan yahay waxaa ka mid ah:

Magacyada Soomaalida iyo Islaamka
Tiro Magac Soomaali ama Carabi Lab ama Dhedig Macnaha Isticmaalka Dadka Caanka ah
1AadamCarabiLab-dhexdhexaad
2AaminaCarabidhedigla aaminay
lagu kalsoon yahay
dhexdhexaad
3Abu BakerCarabiLab-laguma badna
4Aasiyacarabidhedig-laguma badna
5Aadanfiiri Aadam
6AbiibCarabiLab-looma badna-
7AxmedCarabiLab-loo badan yahay
8AbshirCarabi Soomaalilabbishaaraysidhexdhexaad
9AyaanSoomaalidhedignasiibleydhexdhexaad-
10AyaanleSoomaaliLabnasiib badanedhexdhexaad-
11AsmaCarabidhedig-dhexdhexaad-
12AyuubCarabiLab-looma badna
13AwaysCarabiLab-dhexdhexaad-
14CaliCarabiLab-dhexdhexaadCali bin Abi Daalib
15CanabCarabidhedig-looma badna
16CiiseCarabiLab-looma badna
17CumarCarabiLab-dhexdhexaad
18CabdiCarabiLabadoondhexdhexaad-
19Cabdi RaxmaanCarabiLabadoonkii Naxariistahadhexdhexaad-
20Cabdi RaxiimCarabiLabadoonkii Naxariistaha gaardhexdhexaad-
21Cabdi Laahicarabilab-dhexdhexaad-
22Cabdi Salaamcarabilab-dhexdhexaad-
23Cabdi Casiiscarabilab-dhexdhexaad-
24Cabdi Jabaarcarabilab-dhexdhexaad
25Cabdi Fataaxcarabilab-dhexdhexaad-
26Cabdi QaniCarabiLabadoonkii Taanjirkadhexdhexaad-
27Cabdi RasaaqCarabiLabadoonkii Quudiyahadhexdhexaad-
28Cabdi MaalikCarabiLabadoonkii boqorkadhexdhexaad-
29CaynaanSoomaaliLabmidkii lagu diirsadaydhexdhexaad-
30Daa'uudCarabiLab-dhexdhexaad
31DeeqaSoomaalidhedigloogu Deeqaydhexdhexaad
32DeeqSoomaaliLabloogu Deeqaydhexdhexaad-
33DalmarSoomaaliLabsocdaa; qof dalka soo arkeydhexdhexaad-
34DaahirCarabiLabnadiifdhexdhexaad
35Faadumocarabidhedig-dhexdhexaad*Faaduma Nebi gabadh Nebi Muxamed dhalay
36FoosiyaCarabidhedigguulaysatodhexdhexaad
37FaaraxCarabiLab-dhexdhexaad-
38GeediSoomaaliLabqof safar ahlooma badna-
39HaaruunSoomaaliLabkii sharafta lahalagu yar yahay
40HaybeSoomaaliLabkii sharafta lahalagu yar yahay-
41HindaHindidhedig-ma badna*qof loogu magac daray wadanka Hindiya
42HiboSoomaalidhedigloo quudhaydhexdhexaad
43HodanSoomaalidhedigbarwaaqodhexdhexaad
44HuudCarabiLab-dhexdhexaad
45IidleSoomaaliLabqof nasiib lehdhexdhexaad-
46IbraahimCarabiLab-dhexdhexaad
47IsmaaciilCarabiLabAlle waa maqleydhexdhexaad
48IlyaasCarabiLab-dhexdhexaad
49IqbaalCarabidhedigla ogolaadaydhexdhexaad-
50IdilSoomaalidhedigdhamaystirandhexdhexaad-
51IdirisCarabiLab-dhexdhexaad
52JaamacCarabilabkulmiyelooma badna-
53JamiilaCarabidhedigqurux badandhexdhexaad-
54KhadiijaCarabidhedig-dhexdhexaad
55KhaalidCarabiLab-dhexdhexaad-
56KhadarCarabiLabnasiibledhexdhexaad-
57KhadraCarabidhedigguuleysatodhexdhexaad
58LadanSoomaalidhedigqof wax heystalooma badna-
59LadaneSoomaalilabnin wax heystadhexdhexaad-
60LeylaCarabidhedigayaanleydhexdhexaad-
61Liibaancarabilabguuldhexdhexaad-
62LuulCarabi/Soomaalidhedigdheeman/Lu'ludhexdhexaad
63MaxamedCarabiLabamaanan, la amaaneylagu badan yahay
64MuxumedCarabiLab-dhexdhexaad-
65MaxamuudCarabiLab-dhexdhexaad-
66MaryamCarabidhedig-dhexdhexaad
67MaslaxCarabiLabwax hagaajiyedhexdhexaad*Maslax Xuseen
68MowliidCarabiLabdhalashodhexdhexaad-
69MuuseCarabiLab-dhexdhexaad
70NajmaSoomaalidhedig-dhexdhexaad-
71Nuurcarabilabileys ama iftiindhexdhexaad-
72NuuxCarabiLab-dhexdhexaad-
73QaasimCarabiLab-dhexdhexaad
74RaxmoCarabidhedignaxariislagu yar yahay-
75RaaxoSoomaalidhedigraaxaysilagu yar yahay-
76RaageSoomaaliLabmidkii habsaamaydhexdhexaad-
77RuqiyaCarabidhedig-lagu yar yahay*Ruqiya Nebi gabadh Nebi Muxamed dhalay
78SamatarSoomaaliLab-dhexdhexaad-
79SafiyaSoomaalidhedig-dhexdhexaad-
80Saynabcarabidhedig-dhexdhexaad-
81Sahracarabidhedigwado/jiddhexdhexaad-
82Sacaadacarabidhedigguuldhexdhexaad-
83Suleekhacarabidhedig-dhexdhexaad-
84SaalaxCarabiLab-dhexdhexaad*Nebi Saalax
85ShuceybCarabiLab-dhexdhexaad-
86SuleymaanCarabiLab-dhexdhexaad
87Shacbaancarabilabdheregsanedhexdhexaad-
88Saadaamcarabilab-dhexdhexaad
89SiyaadCarabiLab-laguma badna
90SugeSoomaaliLabkii la sugayaydhexdhexaad
91WarfaaSoomaaliLab-dhexdhexaad-
92WaaberiSoomaaliLabmarka qoraxdu soo baxaysodhexdhexaad
93WardaSoomaalidhedigtasbiixdhexdhexaad-
94XaawoCarabidhedig-dhexdhexaad
95XareedSoomaaliLabbiyaha roobkadhexdhexaad-
96XuseenCarabiLab-dhexdhexaad
97XasanCarabiLab-dhexdhexaad
98XasnaSoomaalidhedig-dhexdhexaad-
99XaliimoSoomaalidhedig-dhexdhexaad
100YaasiinCarabiLab-dhexdhexaad-
101YaasmiinSoomaalidhedig-dhexdhexaad-
102YusraSoomaalidhedigfudayddhexdhexaad-
103YuusufCarabiLab-dhexdhexaad*Nebi Yuusuf
105YaxyeCarabiLab-dhexdhexaad-
106YacquubCarabiLab-dhexdhexaad*Nebi Yacquub
107YoonisCarabiLab-dhexdhexaad

Qoraalo La Mid Ah

Xigasho