Raaxo

Ka Wikipedia

Raaxo waa dareen. Dareenkan waa mid ka horjeeda xanuun. Insaan iyo naasley labada ba wey dareemaan raaxo. Raaxo cafimaadka wey u fiican tahay. Qofka raaxo leeheen, waxa gaari kara itaala'aanta maskaxda.

Boqortooyada Ilaahay dhulka waxay ka dhigi doontaa meel raaxo badan. Dagaal iyo dembi iyo faqrinimo iyo gaajo ma jiri doonaan. Dadku si run ah bay u farxi doonaan.