Ilbiriqsi

Ka Wikipedia

Ilbiriqsi

Ilbiriqsigu (ingiriis: Second) sumad (S) waa halbeega ugu yar qiyaasta wakhtiga. Ilbiriqsi waxa ka wayn daqiiqad, waxayna kamid tahay Todobada Halbeeg ee loo yaqaano Nidaamka Caalamiga ee Halbeega ee aduunka laga adeegsado.

Sidaas oo kale waxa ay ka mid tahay kun amin oo ka mid ah 60 daqiiqo; waxa ay kasii mid tahay 3600 amin oo ay saacadu ka koobantahay.

Saacadu waa 60 daqiiqo, hal Daqiiqona waa 60 Ilbiriqsi.

Cabirka Ilbiriqsi[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ilbiriqsi oo ah cabirka ugu yar halbeega wakhtiga ayaa marka la barbar dhigo halbeegyada kale sidan u dhiganta: