Fahrenhayt

Ka Wikipedia
Halbeega Thermometerka ee lagu qiyaaso Heerkulka. Sawirkan waxaa ka muuqda qalab lagu qiyaaso heerkulka oo muujinaya Fahrenhayt iyo Salsiyas.


Fahrenhayt (ingiriis: Fahrenheit) waa halbeeg lagu xisaabiyo heerkulka. Ereyga Fahrenhayt waxaa loogu magac daray Saynisyahan Daniel Gabriel Fahrenheit (1686–1736) kaas oo sameeyay Halbeeg cabir dhamaystiran.

Halbeegan calaamadiisu waa °F (degree Fahrenhayt).

Qiyaasta halbeegan jabjab ahaan waa x 9/5 + 32. Cabirkan oo inta badan lagu qiyaaso kuleylka iyo qaboowga ayaa wuxuu ka mid yahay Halbeegyada Caalamiga ah ee dunida.

Marka halbeega Fahrenhayt loo bedelaayo Salsiyas waa x 9/5 + 32.

Tusaale ahaan haddii heerkulka maanta yahay 30 °C markaad Fahrenhayt u bedelayso waa 30 x 9/5 + 32 taas oo u dhiganta 86 °F.

Taariikhda Fahrenhayt[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Isbarbardhiga Halbeegyada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Halbeegyo Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]