Mug

Ka Wikipedia

Mug waa hab qiyaaseed Fiisikis,

Hab cabirka qaybo kamid ah adkeha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Sedjibeke

meesha l dheerirka ayaa la 3 jibaarayaa.

salxaale

a Dhirirka, b Balaca, c Joogga.

Dhululubo

r Waa gacanta, h waa fogaanta udhaxeysa.

Kubad

r Waa gacan kubada.

Gobaabo

a, b, c waa isdhaafyada.

Gumbur

A Salka, h Jooga.

Toobin

r Gacan Goobo Ee hoose, h Fogaanta udhaxaysa barta.

A Salka, h Jooga.

  • Hab kasta oo sawiran ee ubaahan xisaabin buuxda:

Meesha h waxa ay galeysaa mug kasta iyo A(h) waa hab gooni ah h waxa ay uqorantahay hab dheer h; habkaan aad ayuu ufiicanyahay (dhib malahan haddii uu xitaa habka isbadelo).

  • Haddii uu yahay adke Habkaan ayaa loo cabirayaa xagal wareegeed ama isku xiraha habkaan Waaa

Meeshan halbeega jometeriyada habkan iyo wuu raacaa Bedka.