Bed

Ka Wikipedia

Bed waa cabir lagu cabiro meel dusheeda.

Halkaan waxaad ka arki kartaa Bedka iyo cabirkiisa .

Jaada Qaabka
Saddax-xagal Saddax-xagal
waxay utaagantahay salka, waxay utaagantahay jooga
Laydi Laydi iyo ama iyo la isku dhuftay dhirir iyo balac
Labajibaarane Labajibaarane Dhinac lagu dhuftay dhinac a * b ama b * c ama c * d
Tusaale
Barbaroole
Barbaroole
Barbaroole A = BH Halka ay (B) ay utaagantahay dhererka (H) ay utaagntahay jooga Sare
Bedku waxa uu noqonayaa sedex xagalka ku dhexjira oo laba jibaaran
Qardhaas Qardhaas Qardhaaska waxaa kala riixaya laba dhidib oo iska jera dhex martamaha
Bedkiisuna waa labada dhidib oo laba jibaaran oo laba loo qaybiyey
Goobo Goobo Gacanka oo laba jibaaran lagu sii dhiftay 3.14 ama 22/7
Bedka goobo
Koor Koor Laba dhinac ee toosan ayaa la isku daraa kadib 2 u qaybi ku dhufo (h)
Bedka Koorta area =
Koor Dhululubo (r) waa dhexroorka salka (h) waa jooga dhululubada (A) Waa bedka salka
Bedka Koorta Bed dhuleedka = Wareeg × Joog =
  • Bedka sare =
  • Bedka hoose =
  • Bedka guud =
Kubad Kubad Kubada oogadeeda waxa ay leedahay 3 gacan r  :
Saableeydaan waxay ku tusaysaa bedka guud ee kubad :
Toobin Toobin Toobintu waxa loo cabiraa Gacanka (r) Jooga toobinta (h) Bedka salka (A) Wreega salka (P) Mugga toobinta (V) dhererka wareega taagan (g)
Bedka wareega dhinaca toobinta ee taagan bedka salka toobin

Gunbur Gunbur Bededka Gunbur
  • Dhinacyada iska soo horjeeda = Tirada guud ee dhinacyada salka
  • Tirada xarfaka ku suntan = Tirada madxaha ee salka
  • Jooga Gunbur = Xariiqa lasamaynaya salka xagal Quman kuna xiran madaxa
Kaba soo qaad (p) Waa wareega salka, (h) Jooga iskasoo horjeeda ee dhinacyada, (B) Bedka salka (d) asigoo madaxa laga jaray Bedka dhinacyada iska soo horjeeda ee Gunbur toosan
  • Bedka Gunburka salka midka uga eg