Laydi

Ka Wikipedia
Laydi
TypeAfargeesle, Barbaroole, orthotope
Dhinacyada iyo Geesaha4
sumad shalafli{ } × { }
Sumada kokistar
WandharanDih2, [2], (*22)
BarbarroleQardhaas
Astaamahaconvex, isogonal, cyclic

Jometeriya xisaabta Laydi waxa uu leeyahay qaab laba jibaaran waxa uu leeyahay 4 dhinac iyo afar xaglood oo quman, Labo dhinac oo kasta oo iska joo horjeeda waa isla egyihiin, wuuna qilaafsanyahay Barbaroole maxaa yeelay xaglihiisa waa kuwa quman ama Toosan, sidoo kale waxa uu qilaafsanyahay Labajibaarane maxaa yeelay Laydiga laba dhinac kasta ee iska soo horjeeda waa isla egyihiin.

Dhinaca ugu dheer ee Laydi waxaa lagau magacaabaa Dherer, Dhinaca ugu gaabanna waxaa lagu magacaabaa Balac, Bedkiisu waxa uu noqonayaa Dherer X Balac

Laydi iyo Xagalahiisa

Tusaale ahaan BedKa Laydi 5 Dherer 4 Balac Haddii la isku dhufto waa 20, oo sidaan ah 5 × 4 = 20.

Laakiin haddii Salka iyo Jooga ee Laydi Waxaa lala suntaa iyo Waxaa uu noqonayaa Bedkiisa Wareegiisa