Koor
Appearance
| Koor | |
|---|---|
Koor | |
| Dhinacyada iyo Geesaha | 4 |
| Bed | |
| Astaamaha | Ma toosna |
Koor waxa ay leedahay afar xagal laba xarriiq oo kamid ah waa Barbaroolayaal oo is dhinac socda.
Bedka Koorta waxaa loo xisaabaa Dhererka xarriiqa salka + xarriiqa barbarada la ah oo lagu dhufto Joogga oo laba loo qaybshay.