Cuf

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Cuf Waa wixii meel maran buuxiya, waxa ay kamid tahay 3 xaalad maaddo Waxaana loo sawiraa (m) waana halbeeg aan doorsoomin meel kasta oo lajoogo ama latago, Waxaana loo isticmaalaa sida Culeys ka oo kale iyadoon la eegin macanaga Fisigis ahaan ay xambaarsantahay.

Halbeegyada

Waxaa jirta laba hab oo loo xisaabo Cufka

Xeerka labaad ee Niyuutan (inertial mass)hadii isku darka xooga ku faln walax aanu le’ekeyn eber, walaxdu waxa ay yeelanaysaa karaar saamigal quman ku ah laxaadka iskudarka xooga iyo jihadiisa. Walaxda m awooda F,Karaarta a Waxa ay kusiineysaa F/m. Waa halbeeg

F(N)=m(kg)* a(m/s^2))

 F = G\,\frac{m_1 m_2}{r^2} \, ,

Cuf is jiidadka (active gravitational mass) Walax m1 hadii meel la dhigo Fogaan u jirta r walax kale ee cuf keedu yahay 'm2 walaxdi hore saamayn ay ku yeelanaysaa F' waa soo jiidanaysaa sidaan ayaana tusaale u ah

 F = G\,\frac{m_1 m_2}{r^2} \, ,

G Waa ma doorsoome cuf is jiidadka guud waxa ayna udhigantaa 6.67*10−11 kg−1.m3.s−2.