Cabitaan fudud


Cabitaan fudud (Af Ingiriis : soft drink; Af Carabi: مشروب غازي) sida badan loo yaqaano cabitaan qaboow, waa cabitaan lagu daray Kaarboonayt,[1] macaaneeye (sida sonkor), iyo walxo kale oo loogu tallogalay ineey dhadhan fiican iyo midab u sameeyaan cabitaankaasi. Inta ugu badan cabitaanka fudud waxaa lagu daraa sonkor, dheecaanka midhaha, iyo waxyaabo kale oo la farsameeyay.[2][3] if the drink is to be considered non-alcoholic.[4]
Hordhac
Dhamaadkii qarnigii 19aad ayaa nin saynisyahan oo lagu magacaabi jirey John Bemberton wuxuu rabay inuu sameeyo daawo, laakiin walxihii uu isku dardaray waxaa uga soo baxay cabitaanka maanta Koka-Kolaha loo yaqaano. Badhtamihii qarnigii 20aad ayaa cabitaanka Koka-kola aad u soo shaacbaxay oo suuq fiican yeeshay. Magaca cabitaanka waxaa laga keenay magacyada waxyaabaha ka samaysan yahay ee kala ah midhaha kola (oo ah mida kaafeiinta leh) iyo caleenta geedka kooka.[5]
Muuqaalo
- Sawiro
Sidoo kale fiiri
| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
Xigasho
- ↑ In June 2012, Coca-Cola announced its intentions to begin distributing in Myanmar. Stafford, Leon (September 9, 2012). "Coca-Cola to spend $30 billion to grow globally". The Atlanta Journal-Constitution. Retrieved January 24, 2013.
- ↑ "Electronic Code of Federal Regulations". United States Government. Archived from the original on 13 June 2011. Retrieved 25 February 2011.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) See §7.71, paragraphs (e) and (f). - ↑ "What Is Meant By Alcohol-Free? : The Alcohol-Free Shop". Alcoholfree.co.uk. 2012-01-08. Archived from the original on 2012-02-20. Retrieved 2013-03-26.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ Bangor Daily News, April 8, 2010. http://www.bangordailynews.com/detail/126224.html%5Bdead+link%5D
- ↑ "2015 Ranking". Archived from the original on 2016-10-21. Retrieved 2017-07-29.
{{cite news}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help)
