Calanka jabuuti

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
calanka jabuuti

Calanka jamhuuriyada jabuuti waxa uu kakoobanyahay afar midab xaga sare waa buluug dhanka hoosane waa cagaar waxa baasha bidix ka saaaran kahad cad oo sadex geesood u samaysan oo ay ku dhexjirto xidig cas waxa markii u horaysay la isticmaalay maalintii jabuuti ay heshay madax banaanideeda 11-06-1977


heesta calanka jabuuti[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  • Hinjinne u sara kaca
  • Calankaan harraad iyo
  • Haydaar u mudateen.
  • Hir cagaarku qariyayiyo
  • Habkay samadu tahayoo
  • Xiddig dhi igleh hoorshoo
  • Caddaan lagu hadheeyaay.
  • Maxaa haybad kugu yaal