Calanka semafoor

Ka Wikipedia

Calanka semafoor (en:flag semaphore) waa hab lagu faafiyo xogta meel fog iyadoo la isticmaalayo laba calan. Macluumaadka waxaa lagu sheegaa boosaska calamada. Jagooyin kastaa wuxuu leeyahay macno.

Maqaalkan guud waa la bilaabay.
Wax ma ka taqaan Calanka semafoor sida taariikhdeeda ama xidhiidhka ay la leedahay mawduucyo kale?
Waxaa laga yaabaa inaad ku aragto macluumaadka Wikibidhiya Ingiriiska ama luqado kale oo ay tahay in la tarjumo?
Markaa waxaad ku caawin kartaa Wikibidhiya leh wax ka bedel oo ku dar xog.