Cali Saleban
ALI SALEBAN
Beesha Cali Saleebaan waa mid ka mid ah jilibyada (sub-clans) ugu waaweyn ee beelweynta Majeerteen, oo iyaduna ka tirsan Harti, mid ka mid ah faracyada Daarood. Beeshani waxay leedahay taariikh dheer oo ku aaddan degaannada waqooyi-bari ee Soomaaliya, gaar ahaan gobollada Puntland, sida Gobolka Bari, Nugaal, iyo deegaano kale oo ka tirsan gobolka Sanaag.
- Taariikhda Beesha Cali Saleebaan:**
1. **Aasaaska iyo Deegaanka:** Beesha Cali Saleebaan waxay asal ahaan ka soo jeeddaa beelweynta Majeerteen. Waxaana lagu yaqaan inay ka mid tahay qabiillada ku xooggan gobolka Bari, gaar ahaan deegaanada Buuraha Cal Madow iyo Buuraha Calmiskaad, taas oo ku dhow xeebaha gobolka Bari ee Puntland.
2. **Hoggaanka iyo Siyaasadda:** Beesha Cali Saleebaan waxay soo saartay hoggaamiyeyaal caan ah oo door weyn ka soo qaatay taariikhda siyaasadda Soomaaliya, gaar ahaan xilligii Daraawiish iyo dawladdii Soomaaliyeed. Waxaa sidoo kale jira xubno beesha ka tirsan oo door muhiim ah ka qaatay siyaasadda Puntland iyo Soomaaliya guud ahaan.
3. **Dhaqanka iyo dhaqaalaha:** Beesha Cali Saleebaan waa beel dhaqankeeda ku dhisan yahay xoolo dhaqashada, sida geel, lo’, iyo ari. Sidoo kale, waxaa jira dad badan oo beesha ka tirsan oo ku nool magaalooyinka, kuwaas oo ku shaqeeya ganacsiga, kalluumaysiga, iyo shaqooyinka kale ee la xiriira horumarinta bulshada.
4. **Halka ay degto:** Beesha Cali Saleebaan waxay deggan tahay deegaano muhiim ah oo ku yaalla Puntland, sida Boosaaso, Qandala, Caluula, carmo , xijiijle (cakara92) deegaano kale oo muhiim ah.
- Isku soo duub:** Beesha Cali Saleebaan waxay leedahay taariikh iyo dhaqan muhiim ah oo qayb ka qaadanaya nolosha iyo siyaasadda Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya. Beesha waxay leedahay xiriir dhow oo la leh beelaha kale ee Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku sugan waqooyi-bari Soomaaliya iyo meelo kale oo badan sida jasiiradda suqatra iyo dalka oman 🇴🇲
Cali Saleebaan
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Cali Saleebaan waa beel ka mid ah beelaha Soomaaliyeed. .Afka Carabiga magaca Cali Saleebaan Waxaa waxa loo qoraa (علي سليمان). Dadka ka soo jeeda beesha Cali Saleebaan waxey badi degaan gobolada Puntland, khasatan waa qabiilka ugu badan gobolka bari, Jubbada Hoose, Muqdisho iyo dalalka America Britain Germany Yaman iyo Cummaan iyo Djibouti iyo Imaaraadka Carabta. Beeshu waxey caan ku tahay ganacsiga, waana qabiilka ugu weyn dhinaca ganacsiga ee Magaalada Boosaaso kuna jira beelaha ugu ganacsiga badan Puntland iyo Somailia.
Beesha Cali Saleebaan waxeey ka qeyb gashay la dagaallanka gumeystaha Taliyaaniga oo geesiyo Somaliweyn caan ku noqday ayaa ka soo baxay sida Cali Fahiye Geeddi oo calanka Taliyaaniga ku gubay magaalada Qandala. Iskoolka ugu weyn magalada Qandala waxa loogu magac daray Cali Fahiye Geedi(Calangube).
Beesha waxaa ka mid ah Wasiiro, xildhibaano heer qaraan iyo gobol oo ay ka mid yihiin Ibrahim Cartan Beldaje(Xaaji Bakiin)Wasiirki hore arimaha gudaha iyo amanka , Faraax Cali Jamaac (Wasiirka maliyada) Gudoomiyihii hore Gobolka Yusuf Mohamed Wacays (Dhedo) Ruug Cadaa Muuse Gelle Yuusf Faroole ,iyo Cabdisamad Abwaan (Gudomiyaha Gobol ka Bari) iyo Culumo dhinac diin iyo adduunyo.
beesha cali saleepan waxa kamid ah ABDIRAHMAN ISMAIL MAHAD oo ah maalqabeyn ka ganacsada hubka casriga ah. waxana la ilawi karin doorki uu kulaha qarameyntii guuto bari oo uu hor kacayey gen. GALAN. wuxu malqabeynkan u dhashey besha sabca imarat hada kunool yahay wadanka cuman asagoo jira 21 sano. xadiga lacagtiisana waxa lugu sheeGA inta u dhaxeysa 366MILLION-450MILLION oo dollarka mareykanka ah. waxa taaz sii dheer in sanadku markuu ahaa 2012 inuu lacag deyn ah siyey dowlada cumaan oo ku noola weliba asago jira 10 sano.
NINKII QARSOONA (wax magac ah lagama hayo):
Sunta Ismaaciil mahad waa guddoomiyaha hay’adda sirdoonka , oo loo yaqaan SSS (Sunta secret service). Waxa uu caan ku yahay inuu yahay shaqsi awood badan, saameyn leh, caqli badan, isla markaana aad u qarsoon. Inkasta oo uu si weyn uga fogaado warbaahinta iyo iftiinka bulshada, Sunta Ismaaciil waxa uu door weyn ku leeyahay amniga dalka iyo qorsheyaasha qaranka ee la xiriira sirdoonka.
Taariikh Nololeedkiisa
MAGACIISA: magac sax ah lagama hayo inkasto magaca abaha ka wadagaan maalqabenka da'yarta ah ee abdirahman ismail mahad
Shaqada: Guddoomiyaha hay’adda sirdoonka SSS
Astaamo: Maskax furan, xog-ogaal, xeel dheer, qarsoon, madax adag
Doorka uu ku leeyahay dalka somalia
:
La shaqeyn dhow oo uu la leeyahay madaxda sare ee dowladda
Ka hortagga khataraha gudaha iyo dibadda ee lidka ku ah qaranka
Astaamo Gaar ah
Waxaa lagu yaqaan inuu si hoose u abaabulo howlgalada muhiimka ah
Aad buu ugu xiran yahay xogaha qarsoon iyo warbixinnada sirta ah
Waxaa la rumeysan yahay inuu leeyahay shabakad ballaaran oo sirdoon ah gudaha iyo dibadda dalka ah lugu magacabo (I318)
SUNTA ISMAIL wax xog ah lagama hayo inta laga hayona wa in uu isagu bixiyey si qarsoon waxana laga so xigtey prof. Mohamed haji Engiriis mar uu la kulmey mazuul, universal tv oo wax ka weydiiyey yaweyeh sunta? Wuxu ku jawabey MAQAN taso mujineysa halista uu ku suntan yahay SUNTA
ENGLISH VERSION
Ali Saleban is a Major Somali sub-clan of Majerteen which is part of larger darod. Members of Ali saleban inhabit in Puntland State of Somalia specially Bari, Nugaal and Parts of Sanaag regions and also in lower Jubba of southern Somalia, A large community of this sub-clan live in Omman, Yemen and UAE. the clan is well-known for Business activities and they have business relations whith Yemen, Oman, UAE, India, Iran and the far East.the clan played a noble role in the liberation of Somalia, Ali Faahiye Geedi, a member of this Clan and Darawiish, was the first Somali hero who burnt the Italian flag in Qandala during 1920s. They reside all over Bari, Mogadisho and Kismayo.
Jilibyada Cali Saleebaan
[wax ka badal | wax ka badal xogta]1. Ismaaciil Cali (curad ka Beesha Cali Saleebaan) a- Salah Ismaciil b- Geri Ismaaaciil c- Idris Ismacil 2. Cawlyahayn Cali a- Muuse Cawlyahayn b- Maxamud Cawlyahayn = 7 emaraat cabdi cumar
Cabdi cumar = = 92 c- Cabdala Cawlyahan d- Nageeye Cawlyahan e- Dudub Cawlyahan f- warfa Cawlyahan g- xasan cawlyahan H- Cali ciise 3. Biciidyahayn Cali a- Mumin Ibrahim b- Reer Fiqi c- Reer cigaal
4. Cumar Cali a- sharmarke cumar b- Ahmed Cumar Oman=98 a-maradoon Axmed cumar b-Ugaar Axmed cumer 5. Aadan Cali a- Reer Jaabir b- Reer Cali Hash 6. Siciid Cali a- Axmed Siciid b- Ayuub Siciid c- Allaale Siciid 7. Yaasiin Cali a- Abdirixman Yasiin b- Negeyee Yasiin