Camiis (baseball)
Appearance
Camiiska ee bardooddanka baseball, waa qalab alwaax ama bir ah u eeg budh oo loo isticmaalo ciyaartooyda baseball ka dib markuu u tuurey ciyaaraha "pitcher" loo yaqaano. Taakada camiiska waa 2.75 inches (7.0 cm) dhanka dhumucnimada ama buurnaanta iyo 42 inches (1.067 m) dhanka dheeridda. Culuska camiiska waxay ahayd 3 pounds (1.4 kg) qarniga labaatanka, laakin maanta ama qarniga kow iyo labaatanka culuskeeda wuxuu yahay 33 ounces (0.94 kg).[1][2]