Carter Pavloski
Appearance
| Carter Pavloski | |
|---|---|
| Ku dhashay | Carter Pavloski July, 2006 Wisconsin |
| Sports career | |
![]() Carter Pavloski | |
Naanaysta | Coach Cata |
| Jinsiyadda | Mareykanka |
| Sanadihii Firfircoonida | 2021-Hadda |
| Dherer | 6 ft 0 in (183 cm) [1] |
| Miisaan | 205 [1] |
| Ciyaaraha | OT/ML |
| Jagada | Offensive Tackle[2] |
| Kooxda | Royals |
Carter Pavloski (dhashay July 2006) waa ciyaaryahan kubbadda cagta Mareykanka ah. Carter wuxuu u ciyaaraa kooxda loo yaqaan "Royals."[3] Carter waxaa lagu yaqaanaa in uu ku tuuro kubada loo yaqaan "shot put" iyo "discus".[4]
Abaal-Marinno
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Carter waxa uu ku guulaystay dhawr abaal marin. Kuwaas waxaa ka mid ah "2024 All-Conference DL", "2024 WFCA Academic All-State", "2024 Kabtanka Kooxda", "Marawood Conference Acadmemic All-Conference", "Team Linemen of the Year 2024", and "Scout Team Player of the Year 2022".[1]
- 1 2 3 https://www.hudl.com/profile/16865730/Carter-Pavloski/about
- ↑ https://www.ncsasports.org/football-recruiting/wisconsin/wisconsin-rapids/assumption-high-school6/carter-pavloski
- ↑ https://www.maxpreps.com/wi/wisconsin-rapids/assumption-royals/athletes/carter-pavloski/?careerid=i3p8eglktkpee
- ↑ https://www.athletic.net/athlete/25518976/track-and-field/high-school
