Category:2017 in Somalia

Ka Wikipedia

Eng mohamed ABDI ALI BOODHLE waxa uu ku dhashay gobolka ay soomalidu degso ee kilalka (DDIS) gaar ahaan degmada (DAROOR) tuulo hoos timaada oo layidhaah (WAABACADO) sanadkii 1990 maxamed waxa uu la dhashay 7 caruur ah 6 wiil iyo 1 gabadh maxamed waxa uu tegay magaalda hargeia oo edadii iyo adeerkii yaaleen sanadkii 2000 da,diisu waxay ahayd 10 jir halkas oo wax barashadaiisa ku qatay dugsiga huuse/dhexe ee qudhac dheer waxbarashadiisa sare ama secondary gana schoolka MAXAMOUD AXMED CALI SECONDARY iyo jamacada oo uu ku qaatay heerka koowaad ee digree ga kuliyada COMPUtER SCIENCE jamacada HARGEISA UNIVERSITY,maxamed waxa uu ka shaqeeyey kuna dhex jiray arimaha bulshada asagoo aas aasay urur la magac baxay (SYBO) oo macnihiisu yahay (SOMALILAND YOUTH BUSINESS ORGANIZATION) maxamed waa hogaamye,siyaasi,aqoon yahan,bulshaawi indheer garad ah oo aad looga yaqaan bulshda sonaliland kuna nool magaalada HARGEISA gaar ahaan xaafada CALAAMADA waxa qoray Eng sayid

Qeybtaan hadda wax maqaal ah kuma jirto.