Category:Degmooyinka Gobolka Sanaag

Ka Wikipedia

Degmooyinka gobolka Sanaag ee soomaliya waxay ka kooban yihiin afar degmo oo kala ah ceergaabo Badhan laasqoray ceelafweyn magaalooyinka kale ee waawayn ee ku yaala gobolka sanaag waxa ka mid ah buraan,midigale hadaaftimo xingalool ceelbuh,fiqifuliye gobolka sanaag wuxu leeyahay xeeb aad u dheer magaalooyinka xeebaha ku yaala ee gobolka sanaag waa laasqoray maydh xiis shalcaw ceelaayo durduri qow iyo kuwo kale oo aanaan halka ku soo koobi karin baaxada gobolka waxa lagu og yahay inuu yahay gobolada ugu waawayn somaaliya waana gobolka 2aad e igu baaxada wayn.

Bogagga ku jira qeybta "Degmooyinka Gobolka Sanaag"

waxaa meeshaan ku jira 2 oo maqaallo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 2 gud ahaan.